6:54 pm - Monday August 21, 2017

Ljungberg oo booqday Iskuulka Kubada Cagta Arsenal Ku Leedahay Dubai (Sawiro)

Aidarous
Freddie Ljungberg oo khudbad u jeedinaya caruurta Iskuulka

Ciyaaryahankii hore ee kooxda Arsenal, Freddie Ljungberg ayaa booqasho ugu tagay, kana qayb qaatay tababarkooda caruurta ku xaraysan Dugsiga tababarka kubada cagta ee naadiga Arsenal ku leeyahay wadanka Isu taga Imaaraatka Carabta magaaladiisa Dubai.

Ciyaaryahanka hore ee Arsenal Freddie Ljungberg ayaa kula guulaystay Arsenal Laba Horyaal oo Premier League ah iyo 3 FA cup ah.

Hoos kala Daawo Sawiradii:

 

Ljungberg oo xarunta kula kulmay mid ka mid ah xidigihii soo Maray Arsenal waa lan Selley oo imika madax ka ah Dugsiga Kubada ee Dubai

Ljungberg oo xarunta kula kulmay mid ka mid ah xidigihii soo Maray Arsenal waa lan Selley oo imika madax ka ah Dugsiga Kubada ee Dubai

Freddie Ljungberg oo sawir wadareed la gallay caruurta ku xaraysan Dugsiga

Freddie Ljungberg oo sawir wadareed la gallay caruurta ku xaraysan Dugsiga

Ljungberg oo kubad la ciyaaraya ciyaalka

Ljungberg oo kubad la ciyaaraya ciyaalka

Freddie Ljungberg oo khudbad u jeedinaya caruurta Iskuulka

Freddie Ljungberg oo khudbad u jeedinaya caruurta Iskuulka

Ljungberg oo kabahii kubada ee uu siibay dib u xidhay si uu caruurta ugu faaiideeyo

Ljungberg oo kabahii kubada ee uu siibay dib u xidhay si uu caruurta ugu faaiideeyo

Freddie Ljungberg oo garoonka dhex lugaynaya isagoo ka yimid Guriga number 7 ee hoyga caruurta ah

Freddie Ljungberg oo garoonka dhex lugaynaya isagoo ka yimid Guriga number 7 ee hoyga caruurta ah

Freddie Ljungberg oo ay ciyaalku su'aalo weydiinayaa isaguna uga jawaabaya.

Freddie Ljungberg oo ay ciyaalku su’aalo weydiinayaa isaguna uga jawaabaya.

 Ljungberg ayaa kula guulaystay Arsenal Laba Horyaal oo Premier League ah iyo 3 FA cup ah

Ljungberg ayaa kula guulaystay Arsenal Laba Horyaal oo Premier League ah iyo 3 FA cup ah

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Thiago Silva oo sababay inay baaqato xafladii dabaal degga horyaalka Ee Paris Saint-Germain

Simeone: Guuldaro Qorshaha Uguma Jirto Atletico Madrid

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: