7:26 pm - Friday August 18, 2017

Luis Suarez oo wacad ku maray in Liverpool ku guuleysaneyso horyaalka Premier Lerague

Khadar Dirir

 

Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa sheegay inuu kalsooni buuxda ku qabo in xilli ciyaareedkan ay kooxdiisa Reds ku guuleysan doonto horyaalka Premier League.

Kooxda Reds ayaa haatan laba dhibcood oo nadiif ah Premier league kaga hogaamineysa kooxda Chelsea oo booska labaad kaga jirta kala horeynta, xilli galabta ay garoonkeeda Anfield Road ku martigelin doonto kooxda kaalinta saddexaad kaga jirta horyaalka ee Manchester City “Waxaan heysanaa fursad aan ugu guuleysan karno horyaalka, laakin kooxaha City iyo Chelsea ayaa lacago badan lagu maalgeliyay sidaa darteed ayaa ku qasbeysa inay u dagaalamaan ku guuleystaan horyaalka.” Ayay The People ka soo xigtay xiddigan reer Uruguay

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Kooxaha Arsenal iyo Tottenham Oo ku hirdamaya helitaanka Romelu Lukaku

Liverpool VS Manchester City, kulan lagu kala ogaan doono cida noqoneysa horyaalka Ingiriiska

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: