3:16 pm - Thursday January 20, 4501

Luiz: ‘Dabaal Deggi Maayo Caawa Haddaan Chelsea Gool Ka Dhaliyo..

260 Viewed Aidarous Comments Off on Luiz: ‘Dabaal Deggi Maayo Caawa Haddaan Chelsea Gool Ka Dhaliyo..

Kalmadihii ugu horeeyey ee uu David Luiz bartay markuu u soo wareegay Chelsea ayaa waxaa kamid ahayd weedha ‘geezer’oo ah eray suuqdi dhalinyarada wiilasha ahi isugu yeedhaan ama baaq ahaan u isticmaalaan ‘Yarka” oo kale.David-Luiz-PSGXagaagii ina dhaafay laacibka reer Brazil wuxuu ka dhaqaaqay garoonka Stamford Bridge isagoo ugu wareegay naadiga Paris St-Germain qiime lacageed oo lagu sheegay £50m, Luqadii yarayd ee uu korodhsaday intii uu naadiga joogay isagoo isticmaalaya ayuu ka sheekeeyey dareenkiisa ciyaarta The Blues ay iska hor imanayaan Maanta.

David Luis 1
Luiz ayaa wajahaya kooxdiisii hore ee Chelsea markii ugu horeysay kulanka wareega 16 ka ee PSG ay isaga hor imanayaan , ciyaar Is araga koobaad ee horyaalka naadiyada Yurub ” Champions League first leg” ah maanta.
“Waxaan rajaynayaa, gurigan, inaan ku soo gallay lacag ka badan £50m,” ayuu yidhi Luiz. “Waxaan doonayaa inaan soo bandhigo kubada cagta een xirfadeeda leeyahay maalin walba iyo shaqada aan u qabto naadigan.”
“Haddii aan ka dhaliyo Chelsea, Ixtiraam ahaan, dabaal deggi maayo, laakiin waan faraxsanaanayaa.”

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Buffon Oo Ciyaaryahanada Juventus Cambaareyn Huwiyey

Messi Oo Samaynaya Mucjisooyinkii Forlán iyo Güiza

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com