7:01 am - Sunday August 20, 2017

Ma Ogtahay Inay Koobka Aduunka Ka Hadhayso Caawa Kooxdii Laga Badiyo Ciyaarta Cameroon vs. Croatia

Aidarous

Makuu xisaabsanayd in ciyaarta maanta dhex mari doonta xulalka Cameroon iyo Croatia noqonayso  xulkii ugu horeeyey ee koob aduunka sanadkan ku hadha Groups0ka diyaaradii soo qaadayna dib ugu celin doonto wadankoodii .

Mase ogtahay in Cameroon uu dhaawac kaga maqan yahay Samuel Eto’o , halka Croatia-na shaki badan laga qabo inuu safan doono xidiga khadka dhexe ee Luca Modric.

Kadib markii ay ciyaartoodu ku dhamaatay barbardhac 0-0 ah , qaramada Brazil iyo Mexico xallay, mid kastaana isu geyn labadii kulan 4 dhibcood hellay, waxay ku adkeeyeen xaalada labadii qaran ee ay ka soo kala badiyeen ciyaarohoodii furitaanka oo kala ahaa Cameroon iyo Croatia, kuwaas oo kooda maanta laga badiyaa sidaas diyaarada dib u celinta dib u goosan doono tikidhkeeda.

Maadaama xul kastaa saddex kulan yeelanayo ,  labadan qaran ee Croatia iyo Cameroon waxay labadooda wadanka ku sii jiri karaan ciyaaraha , isla markaana  cidhiidhi ku gellin karaan kaliya Brazil iyo Mexico  iyaga oo Barbar dhac ku kala baxa.

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
1/5 - 1
You need login to vote.

Russia 1-1 South Korea: Kerzhakov Oo Dhibic U Badbaadiyey Xulka Tababare Capello

Iran Bus bay goolka hordhigteen- Mikel

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: