Man Utd Iyo Van Gaal Oo Wadahadal Dhex Maray

Mulkiilaha kooxda Manchester United ee Joel Glazer ayaa kulan la qaatay tababare Louis van Gaal si uu ugu qanciyo shaqada tababarenimo ee naadiga xaalku ku xunyahay ee United.

Ninka Maraykanka ah ee iska Leh Manchester United ayaa damacsan inuu ka takhaluso tababare David Moyes mustaqbalka dhaw, waxaanu doonayaa inuu ogaado bal in macalin Van Gaal uu inuun xiiso u hayo shaqadan iyo in kale.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

PSG Oo Doonaysa Inay Zidane ku Bedesho Tababare Blanc

Atletico Madrid Oo Bartilmaameed sanaysa Javier Hernandez

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com