5:36 pm - Thursday July 27, 2017

Man Utd Oo U Taffo Xaydan Helitaanka – Cavani – Fabregas iyo Luke Shaw

Aidarous

Wakiilo Khubaro sare ah oo ka socda kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay la kulmeen wakiilka ciyaaryahan Edinson Cavani, una soo bandhigeen qiime dhan £54 million (Afar iyo konton Gini oo lacagta Ingiriiska ah) oo ay ku doonayaan weeraryahanka kooxda Faransiiska ah ee Paris Saint-Germain.

Xidiga reer Uruguay ee Cavani ayay PSG kagala soo wareegatay kooxda Napoli qiime dhan £40m xagaagii hore, laakiin awoodi waayay inuu la qabsado oo saldhigo kooxda reer France.

Tababare Laurent Blanc ayaa xulkiisa safka hore ka saaray Cavani, ciyaaryahankuna wuxuu doonayaa inuu hello meel kale oo uu ku soo bandhigo mihnadiisa ciyaareed.

Dhinaca kale , sida ay qortay jariidada Daily Star, kooxda Manchester waxa kale oo ay aad u doonaysaa xidiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona , Cesc Fabregas iyo ciyaaryahanka difaaca naadiga Southampton ee Luke Shaw.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Victor Moses: Waxaan Sii Ogaa In Liverpool Horyaalka Qaadayso

Barcelona Oo Ozil Ku Doonaysa £30m – Xogo Spain Ka Soo Baxay Oo Xaqiijiyey

Related posts
One Response to “Man Utd Oo U Taffo Xaydan Helitaanka – Cavani – Fabregas iyo Luke Shaw”
  1. 54JustinI
    # 17/05/2014 at 2:20 am

    I love to read http://www.cadalool.com but i noticed that it’s hard to find your website’s posts in google, i found this post on 14 spot, you should do on-page SEO optimization, if you don’t have any SEO knowledge you should use dedicated SEO plugin for wp blogs, it can do all the optimization for you, you can increase traffic even 9 times when your posts move to google top 10 search results, just search in google for – juuri13 wp SEO advice – for more info

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: