Manchester City Oo Lacag Badan Ku Dooneysa Koke

Gareth Bale vs Koke Resurreccion
Gareth Bale vs Koke Resurreccion

1410633532310_Image_galleryImage_Atletico_Madrid_s_PortuguKooxda kubadda cagta Ingiriiska ah ee Manchester City ayaa lacag badan ku dooneysa laahcibka khadka dhexe uga ciyaara Atletico Madrid ee Koke, kaas oo ah hoggaamiyaha dhabta ah ee farsameeya kubadaha ay kooxdaasi guulaha ku gaadho.

Sida uu maanta oo Salaasa ah qoray wargeyska Daily Star, kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa u soo bandhigtay naadiga Atletico Madrid qorshaha iyo damacooda laacibkan, kaas oo ay ku doonayaan lacag dhan €60 Milyan.

Manchester City ayaa qorshaynaysa in xiddigan ay dedaal u gasho sidii uu ugu biiri lahaa bisha June ee sannadkan.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Oo Sii Sagootisay Laba Orod Yahan Oo Ka Qayb Gelaya Tartan ka dhacaya Jabuuti

Icardi Oo Dariiqyada Ka Xidhaya Chelsea iyo Real Madrid

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com