Manchester City vs Barcelona: Milicsiga Ciyaartoodii u dambaysay – Daawo

Waxa caawa garoonka Etihad ka dhici doonta ciyaar aad loo sugayo oo ay isaga hor iman doonaan labada kooxood ee Manchester City iyo Barcelona.

Labadan kooxood ayaa isku dhaarsan iyadoo Manchester City dooneysa in ay ka soo aarsato guul-darradii sannadkii hore ay Barcelona bogga u gelisay, iyagoo isku arkay marxaladdan oo kale markii uu marayay Champions League.

Celcelis ahaan labadii ciyaarood ee sanadkii hore Barcelona ayaa ku badisay 4-1, iyadoo si weyna u muujisay in ay ka awood badan tahay Manchester City.

Kulanka caawa waxa Manchester City ka maqnaan doona xiddigooda khadka dhexe Yaya Toure oo ganaax ku seegaya, iyadoo Barcelona ay u dhamays tiran yihiin kooxdii koowaad, laakiin Douglas oo beddel suge ahi uu dhaawac yar ku maqan yahay.

Halkan ka daawo Video-ga labadii ciyaarood ee sannadkii hore:

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Icardi Oo Dariiqyada Ka Xidhaya Chelsea iyo Real Madrid

Tevez Iyo Morata Oo Juventus Ka Badbaadiyey Borussia Dortmund

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com