9:39 pm - Saturday July 22, 2017

Manchester United Oo Ka Niyad-jabtay Heshiiska Gareth Bale Wakhtiga Ugu Kordhiyey Real Madrid

Abdiwahab Ahmed
single-thumb.jpg

Bale

Weeraryahanka Real Madrid iyo xulka Wales, Gareth Bale, ayaa sii dheereeyey heshiiska uu kooxdiisa kula sii joogayo, kaddib markii uu qalinka ku duugay heshiis uu ilaa 2022 ugu sii cayaari doona naadiga.

27-jirkan ayaa naadiga Spain ka dhisan kaga soo biiray kooxda Tottenham Hotspur sannadkii 2013, xilligaas oo uu noqday cayaartoygii ugu qaalisanaa, waxaana lagu soo iibsaday 85 Malyan oo Gini.

Heshiiskan ayaa niyadda ka jebiyey Manchester United oo in muddo ahba daba socotay Bale, una arkaysay in uu yahay ciyaartoy mustaqbalka ku dambayn doona kooxdaas, isla markaana dhibaatooyin badan oo ay la deristay sannadihii u dambeeyey wax ka qaban doona.

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Chelsea Oo Cidhiidhi Ku Haysa Arsenal, Man City iyo Liverpool

Manchester City vs Barcelona: Liiska Dhaawacyada Kaga Maqnaan Doona Barca Oo Tiro Beelay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: