Mario Balotelli Rigoodhe uu Xilli Dambe Dhaliyey Oo Liverpool Guul U Horseeday

Inkasta oo aan la dafiri karin in Mario Balotelli ahaa halyeygii ciyaarta ee kooxda Liverpool hadana waxa mudan in la xuso in Laacibka reer Talyaani xoog iyo awood kaga faramaroojiyey kubada xidigaha kooxdiisa si uu isagu u noqdo qofka laaga rigoodhihii ay kaga adkaadeen Besiktas.Liverpool 1-0 beskitas 2
Laacibkan muran abuurka u saaxiibka ah ayaa uga dhaartay oo u diiday ciyaaryahan Jordan Henderson iyo weeraryahanka England ee Daniel Sturridge kadib markii xanaaqad lagu gallay Jordon Ibe laguna dhex riday diilinta ganaaxa dhexdeeda dhamaadkii ciyaarta ay Liverpool 1-0 ka kaga adkaatay kooxda Turkiga ah.Liverpool 1-0 beskitas 3
Ka hor waxaas oo dhan , Demba Ba ayaa hellay fursadii ugu qiimaha badnayd ee soo marta Besiktas qaybtii hore ee ciyaarta, laakiin fursadaas oo dhamaan daawadeyaashii sii qoreen inay gool tahay , ma dhicin ee wuu lumiyey.Liverpool 1-0 beskitas 4Liverpool 1-0 beskitas 5 Liverpool 1-1 beskitas

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Tottenham Iyo Fiorentina Oo Isla Gal-gashay + Sawiro

Bloody Night ! – Rabshado Dhiig Ku Daatay Oo Ka Dhacday Ciyaartii Xallay ee Roma – Daawo Sawirada

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com