3:03 pm - Friday August 23, 9596

Markovic Oo Laga Diiday Racfaankii Finalka Europa Leaguena ka maqan Benfica Caawa

Aidarous

Lazar Markovic ayaa ka maqnaan doona kooxdiisa  Benfica, ciyaarta finalka Europa League ee caawa  kadib markii xidhiidhka kubada cagta Yurub ka diiday racfaankii kooxdiisu ka qaadatay casaan la siiyey.

Xidiga qaranka Serbia ayuu garsoore Mark Clattenburg dibada dhigay saddex daqiiqo oo kaliya kadib markii uu bedel ku soo gallay , kulankii Rubuc dhamaadka horyaalka Europa league ee ay kooxdiisu la ciyaaraysay   Juventus , isagoo si xun ugu xanaaqay Mirko Vucinic.

Benfica ayaa go’aan kaas racfaan ka qaadatay si uu Markovic ugu ciyaari karo, ciyaarta caawa ee Finalka ay ka hortagayaan Sevilla, laakiin Uefa ayaa diidmo ka hor keentay.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Australia Oo Xul Dhalinyaro U Badan K/Aduunka U Dirtay

Barcelona Fursad Taariikhi Ah Ayay Haysataa Kulanka Atletico – Xavi

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: