Maxaa Looga Baahan Yahay BBC? Jese iyo James oo kooxda Ancelotti u xaqiijiyey 4 dhibcood oo nadiif ah…

Jese iyo James Rodriguez ayaa u horseeday kooxda Real Madrid inay afar dhibcood oo nafiif ah ku hogaamiso horyaalka Spain ee La Ligaha kadib markii ay xallay u dhaliyeen labadii gool ee Madrid kaga dul talaabsatay Sevilla garoonka Bernabeu.
In kasta oo Sevilla uu xili dambe gool u soo celiyey ciyaaryahanka Liverpool amaahda kaga maqan ee Iago Aspas. kooxda tababare Carlo Ancelotti waxay calfatay saddexdii dhibcood oo ay ku dul gawracday ama u daadisay dhiiga xidigihii halbawlaha u noqon lahaa kulanka Sabtida ee Madrid Derby oo uu ugu horeeyo Sergio Ramos oo dhaawac kuraanta ahi soo gaadhay iyo James Rodriguez, oo goolka koowaad u saxeexay kaas oo isna bedel lagu saaray kadib dhaawac aan sii darnayn oo uu u dhutiyey, waxaana intaas u dheeraa in Marcelo isna kaadhka huruuda ah loo taagey taas oo macneheedu yahay inuu isna ka maqnaanayo ciyaarta Derbiga ah.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Coutinho Oo Nooleeyey Rajadii Liverpool ee FA Cup-ka

Tababarihii Xulka Japan Oo La Eryey

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com