6:48 am - Sunday August 20, 2017

Maxaad kala Socotaa kooxaha ugu saameynta badan suuqa kala iibsiga ciyaartoyga ?

Abdiwahab Ahmed

Xili ciyaareedkan ku dhaw gababada ayaa kooxaha ugu waaweyn qaarada Yurub ay isu Diyaarinyaa in ay galaan suuqa kala iibsiga ciyaatoyga, kooxaha ugu horeeye waxaa ka kid ah Manchester united bercelona juventus real madrid arsenal.

Kooxda bercelona ayaa sheegtay in ay heshiis la saxeextay ciyaartoyga Hummels, sidoo kala Waxay sheegtay in ay doonayso inay la soo wareegto martines oo Bayern Munich u ciyaara iyo Waliba ciyaartoga Remires ee kooxda reer London ee Chelsea.

Kooxda Manchester United ayaa iyana doonaysa xagaagan in ay si weyn isku soo dhisto iyada ooo Rajeynaysa in ay la soo wareegto Luke Shaw ee u ciyaaraya kooxda Southampton.

Sidoo kalana kooxda Man.city ayaa doonaysa In ay ku badesho gool wadeheeda Hurt, gool hayaha lagu magaacabo lioris ee u ciyaara Tottenham.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Tababarihii Hore Ee Barcelona Tito Vilanova Oo Dhintay

Klopp oo ku gacan saydhay kooxda Manchester United

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: