6:34 pm - Monday August 21, 2017

Mazut Ozil Oo Ku Soo Noqday Tababarka Arsenal

Aidarous

Ciyaaryahanka qiimaha ugu sareeya ee ay ciyaaryahan soo siisato Arsenal ay kagala soo wareegtay Real Madrid ee Mazut Ozil ayaa ka soo kabanaya dhaawacii muruqa bawdada lugta ka soo gaadhay ee uu u jiifay mudooyinkii u dambeeyey.

Xidigan khadka dhexe ee kooxda Arsenal ayaa u dhaw inuu si dhamaystiran uga bogsado dhaawacaasi , waxaanu garoonka tababarka ku soo noqday maanta , sida ay cadeeyeen maamulka naadiga the Gunners.

Ciyaaryahanka qaranka Germalka ayaan ka qayb gallin tan iyo bishii March 11 keedii, xiligaas oo uu ku dhaawacmay kulankii barbardhaca 1-1 ka ah ay ku kala baxeen naadiga Bayern Munich ee horyaalka Yurub ku tirsanaa.

Kulanka Axada ee ay Arsenal la ciyaarayso Hull City ayaa la rajaynayaa inuu si dhamaystiran uga qayb gallo Ozil.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Suurtagal Maaha In La Dhigo Rigoodhayaal Badan Ciyaarta El Clasico : Pepe

Real Madrid oo Hanatay Copa del Rey Iyo Gareth Bale Oo Sida Faraska U jiidhay Barca

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: