3:03 pm - Wednesday August 23, 5578

Messi Oo Jebiyey Rikoodhkii Gool Dhalinta EL Clasico ee Uu Dhigay Di Stefano

Aidarous

Leonel Messi ayaa jabiyey rikoodhkii mudada dheer u soo yaalay gool dhaliyaha ciyaarta El Clasico ee uu hore u dhigay weeraryahankii kooxda Real Madrid ee Alfredo di Stefano.

 

Ciyaaryahankan Argentiniga ah ayaa 19 gool ka dhaliyey kulamada El Clasico ee uu saftay kadib markii uu caawa  qaybtii hore ee ciyaarta dhaliyey gool.

 

Halyeygii hore ee Real Madirid Alfredo di Stefano ayaa ciyaartan adag ka dhaliyey 18 gool , 30 kulan oo uu u saftay kooxda Boqortooyada ee Madrid intii u dhaxaysay sanadihii 1953 iyo .

laakiin Messi ayaa 27 kulan oo kaliya isagoo maraya dhaliyey 19 Gool , marka lagu daro goolkan u dambeeya.

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Real Madrid 2-2 (Live ) = Qaybtii Koowaad oo lagu kala nastay 2-2

Messi Oo Saddex Gool Guusha Ugu Horeyseeday Barca Ciyaarta Adag Ee El Clasico ( Sawiro )

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: