Messi Oo xullka Argentine u diiday Teves iyo xiddiga Juventus oo ka jawaabay

30 jirkan Juventus ayey macquul-tahay in aanu  ka qeyb noqon ciyaaryanada dalkiisa ay ugu qeybagalayaan Brazil koobka Adduunka.

“Ma garankaro halka warkan uu ka yimaaday, runta ayaa waxaa ay tahay inaan labadeena si wada jir u ciyaarna una tababarano, ma jiro wax khilaaf oo na dhexyaal, waa shaqsi wanaagsan Messi leh akhlaaq fiican”.

“Isaga iyo Cristiano Ronaldo oo aan ka soo wada ciyaarnay Manchester United waa labada ciyaaryahan ee ugu wanaagsana adduunka.” Ayuu Teves u sheegay wariyaasha.