Milicsi: Dib u daawo ciyaartii faynalka Champions League ee Real Madrid vs Atletico Madrid

Isku-aadka wareegga Rubuc-dhamaadka Champions League ee maanta la soo saaray ayaa waxa foodda isla galay labada kooxood ee Real Madrid iyo Atletico Madrid oo ciyaartii faynalka ee sannadkii hore isugu soo hadhay, waxaanay guushu raacday Real Madrid oo 4-1 koobka ugu dabbaal-degtay.

Haddaba, dib u daawo dhacdooyinkii ku jiray ciyaartaas u dambaysay ee ay labadan kooxood wada ciyaareen tartanka Champions League.

 

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Europa League: Isku-Aadka Wareegga 8-Da Kooxood Iyo Sida Laysku Haleeli Doono

Milicsi: Barcelona vs PSG – Dib u daawo ciyaartii u dambaysay ee ku dhex marta Champions League

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com