Milicsi: Juventus Vs Monaco – Dib U Daawo Ciyaar 1998-Kii Dhex Martay Labadan Kooxood

Juventus iyo Monaco dadku nasiib umay helin in ay daawadaan iyagoo wada ciyaaraya muddo ka badan 18 sannadood tartanka Champions League.

Halkan ka daawo ciyaar sannadkii 1998-kii dhex martay labada kooxood. Waxa si aad ah ciyaartan uga dhex muuqda Zinedine Zidane oo wakhtigaas u ciyaari jiray Juventus

Waxa isaguna ciyaartaas ciyaarayay Thierry Henry oo ka tirsanaa Monaco.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Milicsi: Barcelona vs PSG – Dib u daawo ciyaartii u dambaysay ee ku dhex marta Champions League

Xulka Spain Ee Ciyaaraha Isreeb-Reebka EURO 2016 Oo La Shaaciyey Iyo Waxa Ku Cusub

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com