3:03 pm - Monday August 23, 5784

Mo Farah iyo Usain Bolt oo ku hirdamaya Abaal Marinta Xiddiga Adduunka Ee Ciyaaraha Fudud

Aidarous
iaaf-world-athlete-of-the-year-award

Orodyahanka Soomaaliga ah, una orda wadanka Ingiriiska, horyaalka Olympica aduunkana haysta ee Mo Farah ayaa kamid ah saddexda shaqsi ee ciyaaraha fudud, isugu soo hadhay abaal marinta xiddiga sanadka ee ragga “men’s IAAF World Athlete of the Year award”.


mo-farah-and-usain-bolt


33 jirkani, wuxuu abaal marinta kula tartami doonaa, orodyahanka xawaaraha sare ee reer Jumaica, Usain Bolt iyo Xiddiga orodka 400m, ee reer Koonfur Afrika, Wayde van Niekerk.

Abaal-marinta xiddigadda haweenka dunida, waxaa ku hirdamaya, orordyahanada reer Ethiopia, haysatana bilada dahabka ah ee 10,000m, Almaz Ayana, Laacibadda xawaaraha jarta ee u dhalatay wadanka Jamaica ee Elaine Thompson iyo gabadha Miisaanka tuuryadda thrower Anita Wlodarczyk oo u dhalatay Poland.

Abaal marintan ayaa lagu bixin doonaa bandhiga weyn ee ka dhici doona magaalada Monace, bisha December 2 deeda.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
donald-trump-takes-the-us-presidency-heres-the-sports-stars-who-donated-to-each-campaign-with-manchester-united-director-ed-glazer

Trump vs Clinton: Ciyaaryahanada Iyo Masuuliyiinta Kooxaha Ee Taageeradda Dhaqaale Ku Bixiyey Ololihii Doorashada Maraykanka Iyo Cida Ay Siiyeen

“Cidina Ima Beddeli Karto” – Ronaldo oo Waraysi Dheer Bixiyey

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: