Mourinho Oo Caawa Wajahaya Man City iyo Arimo Dhawra Oo La Gudboon

“Kulamadda Xisaha Badan Ee Carlin-Cup ka Iyo Caawa—Man United Vs Man City”

Kadib guul daradii qadhaadheyd ee macalin Mourinho  kasoo wajahday kooxdiisii hore ee Chelsea todobaadkan, waxaa hortaala caawa markale kulan adag taasoo uu wajihi doono kooxda Man City iyo macalinka xafiiltanka wayni ka dhexeeyo ee Pep Guardiola.

Sida aynu ka war-qabno guuldarro kale oo soo gaadha Macain Mourinho ayaa waxay cadaadis  kusii kordhineysaa Naftiisa iyo shaqadiisaba, kadib seddex bilood oo uu kooxda tababare u ahaa.

Haddaba faaladeenan ayaanu kusoo koobi doonaa arimo dhawra oo tobabare Mourinho tahay inuu eego waxna ka qabto, waxaana kamid ah sidan;

  • Inuu qaab ciyaareed ugu fiican ka soo saaro Pogba
  • Inuu xal u helo difaaciisa liita
  • Inuu Rashford ka ciyaarsiiyo booska uu ku fiican yahay
  • Inuu xal u helo xaalada Carrick isla markaana siiyo fursad fiican
  • Inuu qirto qaladkiisa Fellaini kana reebo safka koowaad ee kooxda
  • Inuu kalsooni buuxda siiyo Matta isla markaan safo
  • Inuu fursad siiyo Mkhitaryan
  • Inuu safo Rooney ama Bedel kusoo galiyo.

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Halyeygii Reer Brazil Carlos Alberto Oo Ku Geeriyooday Rio De Janeiro

kulamada Xiisaha Badan Ee Carling-Cup ka Iyo Caawa

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com