8:16 am - Saturday August 19, 2017

Mourinho oo ku dhawaaqay in Hazard iyo Terry ka Maqan Yihiin kulanka Anfield 

Khadar Dirir

Tababaraha Chelsea “Jose Mourinho” oo goor dhow shir jaraa’id u qabtay saxaafada ayaa ku dhawaaqay in Eden Hzard iyo John Terry  ka maqan yihiin kooxda u safraysa garoonka Anfield, labadan laacib waxay qabaan dhaawacyo kala duwan.

Hazard wuxuu dhaawacmay laba toddobaad  ka hor, halka John Terry ku dhawaacmay kulankii ugu dambeeyay ee kooxdu la ciyaartay Atletico Madrid tartanka Championka.

Waxaa la saadaalinayaa in Mourinho inta badan xiddighiisa keydsan doono kulanka Anfield, maadaama rajo fiican uu ka leeyahay tartanka Champions League.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Xiddigaha reer Brazil ee kooxaha Tottenham iyo Chelsea oo David Luiz kala qeyb galay xafladii dhalashadiisa 

Tottenham Oo daraasaad ku samaynaysa suurto-galnimada in Moyes loo dhiibo kooxda

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: