Mourinho vs Guardiola – Video

Labada tababare oo xafiiltan badan ka dhexeeyo ayaa albaabada isku xidhan doona Sabtida, marka labada kooxood ee isku magaalada ah ee Manchester United iyo Manchester City ay ku kulmaan ciyaartooda u horreysa ee xili ciyaareedkan.

Jose Mourinho iyo Pep Guardiola oo xagaagii la kala wareegay labadan kooxood, ayaa waxay sameeyeen isbeddelo badan oo ciyaartooyada ah, dibu-dhis ballaadhana waxay ku sameeyeen qaab ciyaareedka iyo awoodda kooxahan.

Labada kooxoodba waxay ku jiraan kaalinta koowaad saddexdii ciyaarood ee ay ciyaareenna way wada guuleysteen.

Xurguf hore oo ka soo bilaabantay Spain ayaa labadan macallin ka dhexaysay, haddana mar kale ayey ka curatay Ingiriiska.

Haddaba halkan ka daawo qaybo ka mid ah marxaladihii ay isla soo mareen kooxihii ay kala wateen.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Mesut Ozil: “Waan Jecelahay Eyda”

Hees: Hodan Cabdiraxmaan Iyo Mursal – (Dhaxdin)

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com