Mourinho wuu ku saxsanaa Bedelkii Casillas – Maradona

Diego Maradona ayaa sheegay in bandhigii Iker Casillas muujiyey kulankii xulkiisa Spain 5-1 lagaga badiyey ee ay kaga adkaadeen Netherland ay xaqiijisay in Jose Mourinho uu ku sax Sanaa ka tagistii uu ka tagay wakhtigii uu Real Madrid laylin jiray.

Goolwadahan ayaa dhawr gool khalad uu sameeyey dartii uga dhasheen kuwaas oo dhabarka ka jabiyey xulkiisa difaacanayay koob aduunkii hore , guuldaradiii la yaabka ahayd ee ay badeen xulka funaanadaha midabka Liimiga ah ku ciyaara ee Holland.

Casilas ayaa aqbalay inuu khaladaadkaas sameeyey , taas ayaana keentay in Maradona hoosta ka xariiqo in Mourinho ku saxsanaa inuu Goolwadahan 33 jirka ah ka doorbido Diego Lopez.

“Wuxuu soo bandhigay qaab ciyaareedkii ugu foosha xumaa ee aan abid arko, Waxaanay I xasuusisay hadalkii saaxiibkay Mourinho uu dunida ku yidhi eek u saab Sanaa Casilas.’’

“Wuxuu inoo sheegay in Casilas aanu ahayn goolwadihii ku haboonaa , taasna waynu aragnay, waxaana inoo cadaatay in Mourinho saxsanaa.’’

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Colombia 3-0 Greece : Xulka Koonfurta America Oo Farxad Ku Daah Furay Koobka Aduunka

Costa Rica Oo Ku Tumatay Uruguay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com