Diego Maradona: Tiki Taka Wey Dhimatay

Mucjisada kubada cagta Diego Maradona ayaa ka dhawaajiyey hadal ka nixiyey tageerayaasha xulka Spain ka dib guul daradii spain ay kula kulantay xulka Holland ayaa waxaa isa soo taraysay dheleecayn Xaga qaab ciyaareed spain ku saabsan taas oo ay ku dhaleecaynayaan in ay doonayaan in ay ku ciyaaraan Qaab ciyaareedka loo yaqaan tika taka taas oo ay xulka Spain guulo muhiim ah hore ugu gaadheen .

Maradona waxaa uu fifa.com u sheegay in tika taka ay dhimatay, wixii imika ka danbeeyaan xulkan Spain ayna ku guulaysan karayn qaab ciyaareedkaa