6:36 pm - Monday August 21, 2017

Mulkiilaha Inter Milan Oo ka dhawaajiyey inuu heshiis la galay Bangi  si loo maal galiyo kooxda

Khadar Dirir

Mulkiilaha kooxda Inter Milan Erick Thohir ayaa sheegay inuu bankiga Goldman Sachs la af-gartay in kooxda la maalgeliyo oo laga bixiyo  daymaha.

Sida ay sheegayaan wararka ka soo baxaya Talyaaniga, ninkan ganacsadaha ah ee Indonesian-ka ah oo kooxda la wareegay sannadkii tagey ayaa Nerazzurri ku kharash garayn doona adduun dhan 200milyan oo euro.

Lacagtan ayaa waxaa qayb ka noqon doonta mid lagu baabinayo daymaha lagu leeyahay camaaliqada Sansiro uu uga tqgay madaxwaynihii hore ee Massimo Moratti, taasoo sidoo kale hubaal ka dhigi doonta in Thohir uu noqon doono saami laha ugu wayn kooxda.

Intaa kadib wuxuu dareenku ku wajahnaan doonaa suuqa kala iibsiga oo ay Inter doonayso inay ka soo qabsato ilaa dhowr laacib oo qiime leh oo ay ku bedesho ciyaaryahanadda kooxda ka cuslaatay.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Dalka Brazil Oo walaac wayn ka muujiyey laba iyo toban magaalo oo lagu qabanayo K/ Adduunka

AMAKAAG: Xagguu ku nool Yahay ninkan sida weyn ugu eg Ronaldinho

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: