11:37 pm - Sunday July 23, 2017

Muller, Vanbersie, Robben Benzema, kumaa ku guulaysan doona gooldhalinta koobka aduunka

Abdiwahab Ahmed

Waxaa si habsami ugu socda dalka brasil koobka aduunka 2014 waxaan marayaa si aragii labaad ee groupska, waxaa is keenay wareega labaad kooxa qaar kalana way ka caraabeen, hadaba waxa aynu ka eegi doona dhinaca gool dhalinta ciyaartoyda ugu horaysa ee loo sadaalinkaro in ay qaadaan gool dhalinta koobka aduunka.
Muller waxaa uu leeyahay 3 gool oo ciyaartiisi ugu horaysay ka dhaliyeyxulka portugal waxaa isna isla 3 gool dhaliyey ciyaartiisii ugu horaysay Benzema oo france ah isaga oo ka dhaliyey qaranka Hondurus, waxaa iyana la mid ah labada ciyaartoy ee reer spain Robben iyo Vanpersia

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Japan Oo Dhaafi Kari Weyday 10 Ciyaaryahan Oo Greece Ah

Argentina iyo Germany oo hal talaabo ugu dhimantahay wareega labaad.

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: