11:31 am - Friday June 23, 2017

Muuqaaladii Debaal Degga :- Bayern Munich Damaashaadkii Waalida Ahaa Ee Maanta

Aidarous

In kasta oo ay cadaysay inay Bundesligaha qaaday maalin hore, hadana Bayern Munich ayaa ku soo gunaanaday hanashada horyaalka guul ay ka gaadhay naadiga Stuttgart oo ay kaga adkaatay 1-0 uu wakhti daayacii u dhaliyey Pizarro, waxaana gacanta laga saaray Biladdiii horyaalka ee loo tartamayay galabta.

Damaashaad iyo raynrayn garoonka ka dhacday , oo ay wadaagayeen ciyaaryahanada , shaqaalaha iyo tababare Pep Guardiola ayaa ahayd mid si weyn loola dhacay.Damaashaadkii Bayern

Wax la is eryadaba, Tababare Pep Guardiola ayay ciyaaryahanadiisu indhaha kaga shubeen khamri, waxbana arki waayay , taas oo sababtay inuu gacantiisa ka siibto biladdii horyaalka ee loo tartamayay.

 

Damaashaadkii Bayern

Damaashaadkii Bayern

BnSXRkTCYAAH6AfGuardiola iyo bood boodkii ceebtaGuardiola iyo bood boodkiiBnSerPdCMAAOduy

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Totti - 'Zanetti Wuxuu Dhamaantayo Noo Yahay Hogaamiye & Halyey'

Totti – ‘Zanetti Wuxuu Dhamaantayo Noo Yahay Hogaamiye & Halyey’

Manchester City Oo Ku Guulaysatay Priemier League Iyo Barroortii Liverpool

Related posts
Trackbacks/Pingbacks
  1. Ribery Oo Si Ba’an U Dhalleeceeyey Siyaasadda Guardiola : Cadalool - 16/05/2014

    […] dhinaca weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich, Franck Ribery ayaa weeraray siyaasadda isku wareejinta ciyaartooyada ee tababare Guardiola, taas […]

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: