Natiijooyinka Kulamadii Saaxiibtinimo ee Xulalka Adduunka & Xallay

Habeenkii xallay waxa garoomada caalamka ee kala duwan ka dhacay , ciyaaro ay xulalka qaranku isugu sii diyaarinayaan koobka aduunka ee 11 Cisho kadib ka bilaabanaya wadanka Koonfurta qaarada America ku Yaala ee Brazil.

Ciyaarihii Saaxiibtinimo ee xallay dhacay oo dhan ,  iyo natiijooyinkii ka soo baxayba , Halkan ka daalaco.

 

International – FriendlyMay 31
FT Finland 2 – 0 Estonia
FT Croatia 2 – 1 Mali
FT Norway 1 – 1 Russia
FT Algeria 3 – 1 Armenia
FT Albania 0 – 1 Romania
FT Latvia 1 – 0 Lithuania
FT Netherlands 1 – 0 Ghana
FT Portugal 0 – 0 Greece
FT Italy 0 – 0 Ireland
FT Mexico 3 – 1 Ecuador
FT Colombia 2 – 2 Senegal

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Talyaaniga Oo Uu Gilgilay Warka Naxdinta Leh Ee Montolivo

Xulka Qaranka England Oo Sawir Wadareedkii Ugu Dambeeyey Ku Gallay Miami

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com