Klaas Jan Huntelaar Oo Guuldaro Kala Baxsaday Netherlands

Barbar dhac naf la caari ayay xulka Holland wakhti daayacii ka heleen ciyaar ku dhamaatay 1-1 oo ay ka daba yimaadeen qaranka Turkey oo marti ugu ahaa wadankooda Netherland, kulan isreeb reebka horyaalka qaramada Yurub ee 2016 ka ah.Netherlands 1 - 1 Turkey dirqi
Kubad uu goolka ku toogtay Wesley Sneijder oo goolwaduhu soo tufay ayuu dhamaystiray Huntelaar ayaa u horseeday Netherland inay barbar dhaca la timaado wakhtigii dheeraadka ahaa ee lagu daray ciyaarta.Netherlands 1 - 1 Turkey dirqi iyo

Holland ayaa kaalinta saddexaad fadhida Group A, waxaana Hogaanka u haya Czech Republic, oo isna guulihii isdaba jooga ahaa laga hakiyey barbar dhac 1-1 ahna ay ku kala baxeen Latvia xallay.
Kooxda tababare Guus Hiddink ee Dutch-ka ayaa 5 dhibcood ka dambeeya kooxda kaalinta labaad fadhida ee Iceland, oo iyadu ciyaarteedii 3-0 gosha u gelisay Kazakhstan.

__________________________________________________________

Wax ka dheh – Eriga tababare GUUS Hiddink ay leeyihii Holland – Waa In Xulka Laga Eryaa”

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Juventus Oo Qarka U Saaran Helida Oscar Iyo Dzeko

Talyaaniga Oo Dirqi Kaga Badbaaday Bulgaria

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com