6:48 pm - Monday August 21, 2017

Neymar: dhamaanteen waxaynu nahay Daanyeero

Abdiwahab Ahmed

Xidiga afka hore uga ciyaara kooxda Bercelona iyo waliba qaranka Brasil ayaa muujiyey sida uu uga xun yahay cunsiriyada lagula kacay ciyaartoyga ay iska kooxda yihiin ee Daniel Alves.
Waxaa uu bartiisa uu ku leeyahy twitter uu soo dhigay sawir isaga iyo inankiisu ay cunayaan muus, isaga oo ku soo dul qoray dhamaanteen waxaynu nahay Daanyeeru, aynu cuno muuska.
Waxaa uu wax la yaab leh ku tilmaamay in iyada oo lagu jiro 2014 uu arko cunsuriyad intan le,eg.
si aan uga qayb qaato in aan ka hortago cunsirayada waa in aan sameeyaa sida uu sameeyey alves.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

VIDEO: Dhacdo Naxdin Leh Oo Ka Dhacday Poland – Askari Dab Qabad Siiyey Taageere

Wenger: dhaawaca Ciyaartoyga ayaa u sababa in aanu kaalin Afaraad ku Dhamaysano Xagaagan

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: