8:19 am - Saturday August 19, 2017

Neymar oo ku muuse-naabay inuu Finalka K/ Aduunka Waajaho saaxiibkii Lionel Messi

Khadar Dirir

Waxa uu rajeynayaa laacibka reer Brazil ee weerarka uga ciyaara kooxda  Barcelona Neymar de Silva, inuu waajaho finalka koobka aduunka 2014 saaxibkii Lionel Messi, isagoo tilmaamay inuu jeclaa lahaa in koobki 6-aad uu u qaado xulkiisa Brazil.

Neymar waa diiday in Messi maraayo marxalad dhax dhaxaada, qaab wanaagsanna aanu  soo bandhigin dhigin xili ciyaareedkii dhamaaday, isagoo tilmaamay inuu yahay laacibka ugu fiican caalamka aragtidiisa.

Laacibkan waxa uu ka dhawaajiyay in cadaadis badani ka saaranyahay sidii Brazil ugu guuleysan lahayd koobkan, laakiin uu dareemayo deganaan, kuna kalsoonyahay nafsadiisa.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Goormaa la ciyaarayaa UEFA Super Cup halkeesa lagu ciyaarayaa!? 

Goolhaye caan ah Oo qalqaalo ugu jira soo xero-gelinta ciyaaryahan Fabregas

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: