Nike Oo Daah Furtay Kubadaha Cusub Ee Lagu Ciyaarayo Horyaalada Premier League, La Liga iyo Serie

Shirkada agabka ciyaaraha ee Nike ayaa daaha ka fayday kubada casriga ah ee lagu ciyaari doono horyaalada Premier League, La Liga iyo Serie A xili ciyaareedka soo socda ee 2014-15.

Kubadaha ay u samaysay saddexdan horyaal ayaa ku kala duwanaan doono dhinaca midabka laakiin samays ahaan isku mid ah, waxaanay kala isticmaali doonaan, horyaalka Premier League waxaa lagu ciyaari doonaa kubadan oo midabkeedu buluug yahay, , La Liga midabka Liimiga ah iyo horyaalka Serie A oo isticmaali doona kubada midabkeedu basaliga ama pink yahay.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
3/5 - 1
You need login to vote.

Sawiro : Bandhigii Toni Kroos ee Real Madrid iyo Numberka La Gudoonsiiyey Xidigan

Daawo : Goolwadaha Ugu Goolasha Badan Dunida Oo Goolkiisii 118 aad U Dhalinaya Kooxdiisa

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com