Ogaysiis: Tartanka Bisha Ramadaan 

 

“Anigoo ah Iid Cabdi Siciid,waxaan dhammaan halkan ka ogaysiinaya odayaasha cuslaatay in aanu u qabanayno bisha Ramadaan haddii ILAAHAY idmo tartaran kubadda cagta ah oo aanu ugu tala-galay in laga faa’ido khibradooda.

Tartankaasi oo aanu ku qaban doono Garoonka Xuseen giire.Isla markaasna diiwaangelintiisu ay socoto.

Haddaba kala soo xidhiidh wixii faahfaahin ah ee intaa dheer

Telefoonka : 4121529 ama 4165217

Cadalool.com