Haddii aad is weydiin jirtay, sababta keenta in sanad kasta ciyaaraha ama kulanadda horyaalka naadiyada Yurub ee Champions League u bilowdaan saacada 17:45 GMT.?, oo aadan jawaab u hellin, waxaanu halkan idiinku soo tebinaynaa sababta dhabta ah ee arintaas ka dambeysa iyo sirta ku qarsoon.

Waa Muuqaal uu diyaariyey, suxufiga, Xuseen Kurdi, oo uu ku eegayo, arintaas, iyo waliba xogta dhabta ah ee ciyaaraha Champions League loogu beego todobaadka qaybtiisa dambe ( Arbaca – Khamiis ).

Muuqaalkan kaga boggo