Owen : Ronaldo waa laacibkii ugu weynaa ee Real Madrid ka ciyaara

Laacibkii hore Liverpool iyo Real Madrid ayaa Owen ayaa ka dhawaajiyey in fikir ahaantiisa uu qabo in Ronaldo yahay ciyaartoygii ugu weynaa ee Real Madrid soo mara.
Ronaldo ayaa waxaa uu baraajyey Puskas recordhkiisa gool dhalinta isaga oo dhaliyey 242, Hadalka uu ka dhawaajiyey owen waxaa uu ka mid noqonayaa doodaha marwalba la isku qabto Ee ku saabsan xidigaha kubada cagta aduunka

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Valencia Cadaalad Darro Ayaa Lagu Reebay : Tababare Pizzi

Rooney oo aan ciyaareynin koobka aduunka

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com