Paris Saint-Germain Oo Durduro Ku Dhaaftay Lens

Weeraryahan Zlatan Ibrahimovic ayaa midna dhaliyey ku kalena ka soo shaqeeyey oo abuuray ciyaar kooxda PSG si dhib yar 4-1 ugaga dul talaabsatay naadiga Lens.psg 4-1 lens 5
Laacibka reer Sweden oo labadii ciyaarood ee u dambeeyey ganaax kaga maqnaa Paris ayaa dar dar iyo isbedel weyn ku sameeyey soo noqodkiisa naadiga oo uu ka maqnaa Thiago Silva ciyaartan ka dhacaysay garoonka Parc des Princes.psg 4-1 lens 1
Tababare Laurent Blanc ayaa ku sifeeyey ciyaartan ay la lahaayeen kooxda diilinta casaanka ah ee dhaadhaca ka ordaysay ee Lens, mid uu tijaabo ku marayo Ibrahimovic ka hor ciyaarta Chelsea ee Champions League ay Arbacada kulmayaan.psg 4-1 lens 2 psg 4-1 lens 3 psg 4-1 lens 4

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Messi, Henry, Kaka iyo Ronaldo oo ka mid noqday kooxda Riyada ee Ronaldinho

Real Madrid Oo Guuldaro Lama Filaan Ah Kala Carawoday Atletic Bilboa

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com