3:03 pm - Wednesday August 23, 5550

Paris-Saint Germain Oo Ku Guulaysatay Koobka Koobabka Faransiiska ‘Coupe de la Ligue’

Aidarous

Laacibka Edinson Cavani ayaa u gacan galliyey kooxda Paris Saint-Germain inay markii afraad oo xidhiidh ah ku guulaystaan koobka koobabka wadanka Faransiiska ee Coupe de la Ligue kadib markii ay 2-1 kaga badisay naadiga Lyon ciyaar ka dhacday garoonka Stade de France ee caasimada Paris.


Cavani Oo Debaal DegayaCavani ayaa daqiiqadii afraadba PSG u dhiibay hogaanka oo gool shabaqa dhigay ka hor intii aanu goolka labaad u raacinin daqiiqadii 32 aad ee ciyaarta, kaas oo noqday kii guusha u horseeday PSG.

pARIS SAIN

Naadiga Lyon oo todobaadkii hore guuldaro u xambaariyey PSG ciyaar horyaalka ahayd , ayaa qaybtii dambe ee ciyaarta la yimid gool rajo galliyey , laakiin ay u suurto galli weyday inay barbaro la yimaadaan ilaa ciyaartu ka dhamaanaaysay.

Led by an irrepressible Edinson Cavani, who netted a first-half brace, Paris lifted their fourth Coupe de la Ligue crown, 2-1 over OL! Le Stade de France was singing to the tune of Les Rouge et Bleu on Saturday.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Yaya Toure: ‘Dadka qaar, Ciyaaryahanada Madowga ahi waxay la yihiin Xayawaan oo Kale…Binu Aadanba Uma Haystaan’

Dagaalka Ibrahimovic iyo Silva oo kor u qaaday Damaca Barcelona

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: