Pele : Brazil Waa Inay Iska Celisaa Spain

Halyeygii hore ee qaranka Brazil ,Pele ayaa aad u danaynaya in qarankiisu uu wajaho xulka Spain ka hor inta aanu bilaabmin tartanka koobka aduunka ee sanadkan wadankoodu marti gallinayaan.

Qaranka lagu naanayso  Selecao ayaa kaga adkaaday  Spain 3-0 sanadkii hore Confederations Cup laakiin  73 jirkan boqorka kubada cagta loo tixgaliyo , wali wuxuu aad uga warwarsan yahay in xulka haysta koob aduunkii ugu dambeeyey ee Spain  inay derderi karaan qarankiisa , isla markaana yihiin cabsida kaliya ee hor taala.

“Arinka ugu fiican ee Brazil helli karaan waa  iyagoo ka leexda ama aan la kulmin Spain,” ayuu yidhi Pele.

“Waa xul cajiib ah oo daawashada raali galliya, aadna isugu duba ridan , oo aanan meel kaliya oo ay ka jilicsan yihiin aanan haynin. Spain waa xul ciyaara kubada casriga ah.’’

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Fabregas Oo London Gaaf-wareegaya Iyo United Oo Meel Kuuma Hayno Ku Tidhi

(Video) Balotelli Oo Feedh Ku Garaacaya Qof Kale

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com