Pirlo oo ka digay khatarta xulka England

Riishad Talyaaniga pirlo ayaa uga digay xulkiisa khatarta xulka Ingriiska, Pirlo mar uu la hadlaayey warbaahinta ciyaaraha ayaa waxaa uu yidhi England waa xul adag oo leh tayo fiican.
Waxay wataan ciyaaroy yar yar oo aad u dheereeya , waa in aan ka taxadiirnaa ayuu ku daray hadalkiisa Pirlo.
Si kasta oo ay tahayba waanu naqaana sida loola ciyaaro England waxaanu wadanaa ciyaartoy tayo leh , waxaanu eegaynaynaa jaaniskayaga.
Pirlo sidoo kale waxaa uu dhawaajiyey siday ay uga go,antahay in aan meel fiican gaadhan kuna guulaystaan koobka aduunka.