7:03 am - Sunday August 20, 2017

 Pizarro Oo Sannad kale rejiim ku noqon doona kooxda Bayern Munich

Khadar Dirir

Bogga rasmigaa ee kooxda Bayern Munih ayaa daaha ka qaaday in Claudio Pizarro heshiis la gaaray maamulka kooxda, isagoo sannad cusub ku kordhiyay heshiiskiisa oo dhamaa lahaa xagaagan.

Claudio Pizarro oo inta badan kusoo geli jiray ciyaarta badel, ayaa qaab ciyaareedn fiican muujiyay xili ciyaareedki dhamaaday, isagoo 17-gool dhaliyay taas ayaana keentay in sannad kale kooxda uu sii joogo.Pizarro ayaa heysta rikoodhka laacibka ajnabigaa ee ugu goolasha badan taariikhda horyaalka Bundesliga, isagoo dhaliyay 176-gool 370-kulan uu saftay.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Makelele Oo Loo Magacaabay Tababaraha Naadiga Bastia

Tottenham Oo Tababare Cusub Loo Dhiibay

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: