Xulka qaranka Portugal ayaa farxad kaga baxay garoonka iyagoo garbaha haysta Cristiano Ronaldo oo 4 gool u dhaliyey ciyaar ay dalkooda kuaoo dhaweeyeen waddanka yar ew Andorra.

Cristiano Ronaldo scored four goals as Portugal ran riot in Aveiro against Andorra on Friday night
Ciyaar la filayey in goolal badan dhalan doonaan oo ka dhacday hoyga xulka Portugal ayaa waxa ka soo baxday natiijo si gaar ah uga farxisay Ronaldo, kaddib marii uu dhaliyey 4 kamid ah 6 go iyo 0 waddankiosu ku badiyey.
Daqiiqaddii 2aad ayuu Roanldo dhaliyey goolka laba daqiiqo oo kale kaddibna goolka labaad ayuu raaciyey, laakiin waxa yara badhxay Cancelo oo daqiiqaddii 44aad gool saddexaad ku suuxiyey Andorra.

The Portugal talisman with his trademark celebration after scoring against Andorra in Aveiro
Qaybta labaad markii laysugu soo npqday, waxa markioba dhalintiisa hibada ah bilaabay Ronaldo oo daqiiqaddii 47aad goolkiisa saddexaad ee ciyaarta dhaliey, intaana kumuu joovsade mid 4aad ayuu raaciyey 10 daqiiqo kaddib.
Waxa goolka lixaad ee gagabiyey Andorra daqiiqaddii 86aad u raaciyey Silva.

Ronaldo was left unmarked to head home his second goal in the fourth minute of the World Cup qualifier
Intii ay ciyaartu socotay waxa garoonka ka baxay laba ciyaartoy oo Andorra ka tirsan, waas oo kaadh cas loo taagay.
Ronaldo oo lagu dhaliilauey toddobaadyadii ugu dambeeyey hoos u dhac ciyaareed iyo in aani ka bogsan dhaawacii ayaa kulankan iyo goolasha uu dhaliyey ay farriin u yihiin qolyihii cambaaraynayey.

The Real Madrid forward scored his fourth with a neat finish in the 68th minute