PSG Oo Xod-xodanaysa Dani Alves

Kooxda Paris Saint-Germain ayaa ku guuleysatay tartankii loogu jiray naadiga heshiis la gelaya xidiga baasha difaaca uga ciyaara kooxda Barcelona ee Dani Alves.

Ciyaaryahankan 31 jirka ah oo heshiiskiisu xor yahay ayaa ku biiri doona sida la wariyey xagaagan kooda Faransiiska ah ee PSG, waxaanu sanadkii qaadan doonaa aduun dhan £6.3 million.

Haddii heshiiskan qallinka lagu duugo, Alves ayaa sare u qaadi doona oo ku biiri doona xidigaha tirada badan ee reer Brazil ee ku sugan kooxda PSG.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Lazio Oo Isha La Raacaysa Immobile

Mourinho: Kubadda PSG Oo Kale Lagama Ogola England

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com