Qosol: Wariye isku qalday magacyadda Steven Gerrard iyo Frank Lampard

Ka hor kulanka saaxiibtinimo uu habeen hore xulka Ingiriiska la yeeshay xulka Honduras ayaa wariye u dhashay dalka Honduras ku qalday Steven Gerrard laacibka Chelsea ee Frank Lampard.

Wariyaha oo doonayay inuu su’aal waydiiyo macallin Roy Hodgson iyo Steven Gerrard ayaa la soo booday Mr Roy iyo Mr Frank halka uu ka oran lahaa Mr Roy iyo Mr Steven,  inkastoo tababare Hodgson saxay wariyihii qaldanaa iyadoo uuna raali galin bixiyay wariyihii u dashay Honduras.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Koox ka tirsan Horyaalka Ingiriiska Oo is indho la’aan ah u doonaysa difaaca Real Madrid Ee Pepe

Ciyaaryahan Lampard Oo qiray in Chelsea ku qaldanayd Iibitaankii Sturridge

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com