6:52 am - Sunday August 20, 2017

Qoyska Berlusconi Oo Iftiimiyey inay iska iibiyaan qayb ka mid ah Saamiga kooxda AC Milan

Aidarous

1144643-17985372-640-360Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi ayaa ka fiirsanaya inay iska iibiyaan saami u dhexeeya 20 ilaa 30 boqolkiiba xuquuqda lahaanshiyaha kooxda AC Milan, sida ay sheegtay gabadha afhayeenka u ah kooxda Barbara Berlusconi.

Gabadha Berlusconi ayaa saxaafadda warkan u xaqiijisay, iyadoo hadalkeeda ku dartay inay samayn doonaan si kasta oo ay ugu sii nagaan karaan kooxda. Barbara Berlusconi ayaa shirkeedii jaraa’id ku xaqiijisay inay qoyskeedu doonayaan inay helaan dad shuraako kula noqda kooxda ka dhisan garoonka San Siro, kuwaas oo natiijooyin xun soo hooyey xilli ciyaareedkan, iyagoo kaalinta 11-aad kaga jira horyaalka Serie A.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.
Filed in

Seedorf Oo Sheegay Inay Kooxdiisu Hayso Dhabihii Guusha, Amaana U Soo Jeediyey Kaka

Kooxda Meehanaabaysa Ee AC Milan Oo soo bandhigtay Mashruuc ballaadhan

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: