Ra’iisal Wasaaraha Ingiriiska Oo Booqasho Ugu Tagay Xarunta Tababarka Ee Xulka Qaranka

Ra’iisal wasaaraha wadanka Ingiriiska David Camaroon ayaa ku booqday xerada tababarka ee xulka qaranak Ingiriisku ku xaraysan yihiin , si ay isugu diyaariyaan ciyaaraha koobka aduunka ee sanadkan ka dhacaya wadanka Brazil.

Camaroon  wuxuu kula kulmay garoonka tababarka , ciyaaryahanada iyo maamulka xulka , kuwaas oo ay ugu horeeyaan Kabtan Steven Gerrard iyo tababare Roy Hodgson.

David CamaroonKulankii ku dhex maray ciyaaryahanada iyo  Ra’iisal wasaare David Camaroon gegida tababarka ee St George’s Park waxa ka ka waramay Gerrard.

‘Waxay ahayd wax wanaagsan,’ Gerrard ayaa sidaas yidhi kadib kulanka, waxaanu intaas ku daray. ‘Wuu noo yimid, waxaanu ahaa mid dhinaca wanaaga nagu waaninayay.

‘Wuxuu noo rajeeyey guul, waxaanu noo sheegay inuu aad noogu hanweyn yahay wadanka oo dhamina na raacsan yahay oo na taageerayaan dhamaan.

‘Imika iyo wixii ka dambeeya anaga ayaa nalaga rabaa inaan is dhisno si aan Ra’iisal wasaaraha iyo qof kastoo kale oo u dhashay UK , ugu horseedno guusha ay naga rajaynayaan.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Mid ka mid ah ciyaaryahanada RealMadrid oo u ka soo yeedhay hadal xaada ku dhaqaajinaya 

Farshaxan-ku-sameeyey-iridka-hore-ee-darbiga-dugsi-ku-yaala-magaalada-Sao-Paulo-ee-wadanka-Brazil-Farshaxanka-lagu-magacaabo-Paulo-Brazil-on-May-23-2014.-AFP-Photo-Nelson-Almeida

‘Cuntaan Rabnaa, e Kubad ma Doonayno’: Sawir Gacmeedyo Lagu Xoojinayo Mudahraadyada Brazil ka Socda

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com