3:07 am - Sunday June 25, 2017

Rasmi – Febrigas Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Chelsea ………..

Aidarous

Arsenal way iska kay indho tirtay… sidaas darteed waxaan Chelsea ugu biiray inaan koobab ku guulaysto, Febrigas ayaa ugu wareegay kooxda The Blues lacag dhan £30m, waxaanu qalinka ku duugay heshiis uu todobaadkiiba ku qaadanayo mushahar dhan £150,000-.


Qoraalka Heshiiska Chelsea iyo BarcelonaCiyaaryahanka Cesc Febrigas ayaa si toos ah ugu biiray naadiga caasimada London ka dhisan ee Chelsea maanta, waxaanu sheegay laacibkan hore ee naadiga Arsenal in kooxdiisii hore ay ka dhago adaygtay inay siiso fursad uu dib ugu noqon karo garoonka Emirates Stadium.

Waxaa la xaqiijiyey in Barcelona gacanta laga galiyey lacag dhan £30million, ciyaaryahanka 27 jirka ahina waxa uu saxeexay heshiis 5 sanno uu ku joogayo garoonka Stamford Bridge.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

Balotelli:“Waan ku kalsoonahay Awooda Qaranka Talyaaniga Ee koobka aduunka”

( Sawiro ) Jennifer Lopez Iyo Xulafaddeeda Oo Ruxay Xafladii Furitaanka k-Aduunka

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: