10:07 am - Wednesday June 28, 2017

Real Madrid 2-2 (Live ) = Qaybtii Koowaad oo lagu kala nastay 2-2

Aidarous

Weeraryahanka Karem Banzema ayaa laba gool oo daran doori ah ka dhaliyey kooxda Catalanka oo caawa xidhi kari la  xidiga De Maria………………………  wali qaybtii Hore ayaa socota ee la soco wixii ka soo kordha

 

laakiin xidiga Leonel Messi ayaa shabaqa dhigay gool uu si fiican uga shaqeeyey oo cidhiidhi ka gallay laakiin sidii ugu quruxda badnayd uu u dhamaystiray

 

Qaybtii Horena sidaas ayay ku soo gabo gabawday ,  Real oo Laba gool leh , labadaba uu u dhaliyey Banzema , kubadaha uu dhaliyeyna uu u dhiibay  wiilka la celin la yahay ee Di Maria.   iyo Barcelona oo laba dhalisay,   gool uu Messi  Dhaliyey iyo Mid uu caawiye ka yahay oo uu shabaqa dhigay Iniesta .

 

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!

El Clasico – Xogo Badan Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ogaato Ka Hor Ciyaarta Madrid Vs Barca

Messi Oo Jebiyey Rikoodhkii Gool Dhalinta EL Clasico ee Uu Dhigay Di Stefano

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: