Real Madrid oo Amaah Ku bixinaysa Odegaard

Odegaard

Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa amaah ku bixinaysa laacibka da’da yar ee Matin Odegaard, kaas oo bishii June ay ka soo iibsatay koox ka dhisan wadanka Norway.

Odegaard oo ay da’diisu tahay 16 jir, ayay wararku sheegayaan in uu amaah ku tegi doono naadiga reer Spain ee Villarreal, taas oo uu ka heli karo fursad uu kaga mid noqdo kooxda koowaad, isla markaana uu kkhibrad iyo waayo-aragnimo ka soo heli doono ka hor inta aanu ku soo noqonin Real Madrid.

Sida uu qoray wargeyska caanka ah ee Sports Bild, laacibkan mustaqbalka fiican leh ayaa waxa uu u wareegi doonaa Villarreal oo uu ka soo ciyaari doono muddo sannad ah.

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Cannavaro, walaalkii iyo xaaskiisa oo xabsiga ku jira, Maxaa lagu haystaa tolow?

Calaacalka Wenger: Difaacayagu is-miidaamis buu ahaa

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com