Real Madrid Oo Guuldaro Lama Filaan Ah Kala Carawoday Atletic Bilboa

Kooxda Barcelona ayaa hogaanka horyaalka La Liga la wareegi karta haddii ay Axada berri ah ka Camp Nou ku garaacdo Rayo Vallecano kadib guuldarro lama filaan ah oo qabsatay kooxda Carlo Ancelotti.Real Madrid oo Guuldaro lama filaan ah ka qabsatay Atletico Bilboa 3

Aritz Aduriz gool uu dhaliyey daqiiqadii 27 aad ee ciyaarta ayaa isbedel lama filaan ah ku sameeyey guud ahaan dhibcihii liiska horyaalka La Ligaha Spain, kadib markii Athletic Bilbao goolkaas iyo eber kaga badisay Real Madrid oo marti u ahayd.Real Madrid oo Guuldaro lama filaan ah ka qabsatay Atletico Bilboa 5

Gareth Bale ayaa birta ku dhuftay kubad uu si qurux badan goolwadaha uga dul qaaday kadib meel fog oo uu ka halacsaday goolwadaha dibada ka soo ah goobtii uu ilaaliyaha ka ahaa, 50 yrd qiyaas ah ayuu ka toogtay laakiin birta ayaa soo celisay – maxay kuugu taalaa kubadaas oo kaliya ayaa ahayd mid ay sigeen ciyaarta oo dhan kooxda tababare Carlo Ancelotti oo kaliya goolkooda ka hor joogay kubadaha sida daadka ugu socday ee ay soo habayeen xidigaha Bilboa. Real Madrid oo Guuldaro lama filaan ah ka qabsatay Atletico Bilboa 4 Real Madrid oo Guuldaro lama filaan ah ka qabsatay Atletico Bilboa 2 Real Madrid oo Guuldaro lama filaan ah ka qabsatay Atletico Bilboa 1

News Feed
Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
5/5 - 1
You need login to vote.

Paris Saint-Germain Oo Durduro Ku Dhaaftay Lens

Manchester United dalab ayay ii soo dirtay:- Conte

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com