3:16 pm - Sunday January 20, 5146

Reus gives no answer to Van Gaal: Reus Oo Telefoon ka qaban waayey Van Gaal

248 Viewed Abdiwahab Ahmed Comments Off on Reus gives no answer to Van Gaal: Reus Oo Telefoon ka qaban waayey Van Gaal

Reus

Tababaraha kooxda Manchester United, Louis van Gaal ayaa telefoon u diray laacibka Marco Reus ka hor intii aanu heshiiska u cusboonaysiinin kooxdiisa Dortmund, kaas oo uu dooneyey in uu kala xaajoodo sidii uu ugu wareegi lahaa kooxda ka dhisan Old Trafford.

Van Gaal ayaa telefoonka uu garaacay oo ahaa telefoonka gacanta ee Reus laga qaban waayey, kadibna waxa uu ku war helay in maalmod yar kadib uu laacibkani heshiis muddo kordhin ah u saxeexay kooxdiisa Borussia Dortmund.

Laacibkan hore ugu ciyaari jiray Gladbach waxa kale oo uu diidayy dalabyo uga yimid PSG.

Don't miss the stories followCadalool and let's be smart!
Loading...
0/5 - 0
You need login to vote.

Kroos’s Reaction Towards The Pitch: Meel May Ahayn

World Cup with 48 teams – Musharax Figo Oo Ku Ololeynaya Inuu 48 wadan Gaadhsiinayo Ka Qayb Galka Koobka Aduunka

Related posts
Comments are closed
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com